Degaanada hela xilliga robka guga ayaa heli doona 11ka maalmood ee soo socda roob fudud iyo mid dhexdhexaad ah - Haayada Saadaasha Hawada Itoobiya - ENA Af-Soomaali
Degaanada hela xilliga robka guga ayaa heli doona 11ka maalmood ee soo socda roob fudud iyo mid dhexdhexaad ah - Haayada Saadaasha Hawada Itoobiya
Addis Ababa; magaabid 12/2016 (ENA): Haayada Saadaasha Hawada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in 11-ka maalmood ee soo socda inta badan dhulalka hela robka diraacda ay heli doonaan roobab fudud iyo kuwo dhexdhexaad ah.
Qoraal ay haayada saadaasha hawada Itoobiya u sodirtay ENA oo ku saabsan saadaasha 11 maalmood ee soo socdainlafilaayo in ay da’aan roobab fudud ama dhexdhexaad ah.
Gobalda lafilaayo in ay robabkani kad’aan waxa kamid ah degaanka herarida , Galbeedka iyo Bariga Hararge iyo Diredawa .
Sidokale melha lafilaayo in u roob fiican kada’o ee Degaanka Soomaalida, waxa kamid ah deegaanada Daawa, Liibaan, Afdheer, Erer iyo Negob.
roobab fudud iyo kuwo culus ee ka da'aya qaybo kala duwan ee Itoobiya ah ayaawaxa u waxtar u leyahay calafka xoolha iyo helida biyaha la cabbo,gaarahaana goobaha ay kunoolyihiin xoolo-dhaqatada iyo xoolo-dhaqata beralayda .