Munaasabad lagu dhagax dhigayo samaynta baasaboorka, aqoonsiga dhijitaalka ah iyo sameynta kaarar ATM ah - ENA Af-Soomaali
Munaasabad lagu dhagax dhigayo samaynta baasaboorka, aqoonsiga dhijitaalka ah iyo sameynta kaarar ATM ah

Addis Ababa; Miyaasiya 30/2016 (ENA): Waxaa si habsami leh u socda barnaamijka dhagax dhigga samaynta baasaboorka, aqoonsiga dhijitaalka ah, kaadhka ATM-ka iyo kuwa lamidka ah oo laga dhisayo beerta warshadaha ee Bole.
Xafladan ayaa waxaa ka hadlay Wasiirka Maaliyada Axmed Shide, Gudoomiyaha Bangiga Qaranka Itoobiya Mamo Mehretu; Wasiirka waxbarashada, Berhanu Nega (PR), madaxa shirkadda Ethiopian Investment Holding, Abdurrahman Ed, ayaa ka soo qayb galay.
Sidoo kale, waxa halkaasi ku sugnaaa maareeyaha guud ee shirkadda horumarinta seerayaasha warshadaha; aklilu tadhase Xogta laga helay shirkadu waxay sheegaysaa in safiirka Japan Hironori Shibata iyo madaxda shirkadda Topan Gravity Company ay ku sugan yihiin Itoobiya.