Isreeb-reebka 1500 mitir, Orodyahannad Gudhaaf Tsegaaye iyo Orodyahannad Dharbe Waltaji ayaa u soo baxay Semi Final-ka.

Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 30/2016T.I.(ENA): Ciyaaraha Olombikada ee 33-aad, wareegii koowaad ee isreeb-reebka 1500m ee haweenka, waxaa si toos ah ugu soo baxay semi-finalka tartanka orodyahannad Gudhaaf Tsegaaye iyo orodyahannad Dharbe Waltaji.


 

Orodyahanka Birqe Haylom ayaa mar kale u tartami doona semi-finalka wareegga labaad ee isreebreebka (Repechage Round) oo berri dhici doona.

Ugu dambayntii Semi Final-ka ayaa laqaban doonaa maalinta Khamiista ah ee bishu tahay Naaf 2, 2016 saacadu markay tahay 2:35 (8:35PM).

Wakaalada Warka Itoobiya
2015