Itoobiya ayaa ka qayb gali doonta tartanka orodka 3000m ee tartanka ragga oo maanta dhici doona - ENA Af-Soomaali
Itoobiya ayaa ka qayb gali doonta tartanka orodka 3000m ee tartanka ragga oo maanta dhici doona

Addis Ababa, Naaf/Nahaase, 01/2016T.I.(ENA): Orodka 3000m ee ragga ayaa maanta la qaban doonaa, waxaana ka qeyb galaya Orodyahanada u dhashay dalka Itoobiya ee Lamejaa Girmaa, Getinat Waale iyo Samu'eel Firew.
Tartankun waxa uu bilaaban doona 4:43 (10:43) fiidnimo.