Isreeb-reebka 5,000m, waxaa finalka u gudbay Xaagos Gabrahiywat, Adhisu Yihunena iyo Biniyaam Mahari - ENA Af-Soomaali
Isreeb-reebka 5,000m, waxaa finalka u gudbay Xaagos Gabrahiywat, Adhisu Yihunena iyo Biniyaam Mahari

Addis Ababa, Naaf/Nahaase, 01/2016T.I.(ENA): Ciyaaraha Olombikada ee 33-aad, waxaa tartanks 5,000 ee mitir ee ragga finalka u gudbay orodka Orodyahannada kala ah Xaagos Gabrahiywat, Adhisu Yihunena iyo Biniyaam Mahari.
Ciyaarta kama dambaysta ah ayaa waxaa la qaban doonaa Sabtida 4ta Naaf/Nahaase 2016T.I, saacadu markay tahay 2.50 (8:50) fiidnimo.