Ra'iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed ayaa hambalyo ku aadan guusha dahabka ee orodka soo dhigay bartiisa baraha bulshada - ENA Af-Soomaali
Ra'iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed ayaa hambalyo ku aadan guusha dahabka ee orodka soo dhigay bartiisa baraha bulshada

Ciyaarihii Olombikada ee Paris 2024, Orodyahanka Halyeyga ah ee Taamrat Tolaa ayaa markale kor u qaaday sharafta calankeena, isagoo ku guuleystey dahab ciyaartan maratoonka.
Hambalyo!- Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.)