Dhir beerista Halka maalin ah ayaa Ka socota meelo kala duwan Oo kamida deegaanka Oromiya - ENA Af-Soomaali
Dhir beerista Halka maalin ah ayaa Ka socota meelo kala duwan Oo kamida deegaanka Oromiya
Nagele/ Metu/ Gimbi/ Nekemte/ Adama/ Ambo; Naaf/Nahaase 17/2016 (ENA): Shacabka ku dhaqan deegaanada kala duwan ee deegaanka Oromia ayaa ka qayb galaya barnaamijka dhir beerista ee halka maalin ah.
Deegaanka Oromiya, meelo kala duwan, maamulka magaalooyinka iyo degmooyinka, ayaa bulshadu waxay ka qaybqaadanaysaa beerista dhirta.
Dadka ku dhaqan Aagga Ilu Ababor, Bariga iyo Galbeedka Welega, Showa, bariga Borena Bari iyo Magaalada Adama ayaa laga beeraya dhirta barnaamijka Raadka Caggaaran.
Barnaamijka dhir beerista ee hal maalin ayaa ka socday magaalada Adhama ayaa waxaa kasoo qayb galay ku xigeenka afhayeenka baarlamaanka gobolka mudane ilyaas Umetana, masuuliyiinta sare ee gobolka, maayarka magaalada iyo dadka deegaanka.