Madaxweyne Shiimalis Abdhisa ayaa ka qaybqaatan barnaamijka dhir-beeriska ee guud ahaan dalka ka socda.

Addis Ababa, Naaf/Nahaase, 17/2016T.I.(ENA):  Madaxweynaha Deegaanka Oromiya Shiimalis Abdhisa ayaa ka qaybqaadanaya barnaamijka dhir-beerista ee halka maalin lagu beerayo 600 milyan oo geed.


 

Madaxweynaha ayaa dhir-beeristan ka fuliyay magaalo hoosaadka Galaan ee Maamulka Magaalada Shagar ee deegaanka Oromiya.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015