Guud ahaan Deegaanka saaka waxaa loo dareeray beerista 2.5 Milyan oo Geed

Addis Ababa, Naaf/Nahaase, 17/2016T.I.(ENA):  Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar oo ay weheliyaan masuuliyiinta sare ee xukuumadda, fadaraalka iyo qaar kamid ah ciidamada difaaca qaranka ayaa dhir-beeris ka sameeyay xerada ciidanka ee Garab-case.  


 

Dhir-beeristan ayaa qayb ka ah barnaamijka Dhaxal-reebka cagaaran oo guud ahaan dalka laga daah-furay saaka iyada oo munaasibadda guud ee lagu furayo barnaamijkan jigjiga ahaan; lagu qabanayo goobta dalxiiska ee Shabeeleey. 


 

Barnaamijkan ayay saaka qorshaysantahay ka Deegaanka Soomaali ahaan in la beero 2.5 milyan oo geeed.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015