Liiga Haweenka ee Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida ayaa ka qaybqaadanaya barnaamijka dhir-beerista - ENA Af-Soomaali
Liiga Haweenka ee Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida ayaa ka qaybqaadanaya barnaamijka dhir-beerista

Addis Ababa, Naaf/Nahaase, 17/2016T.I.(ENA): Liiga haweenka Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida ayaa ka qaybqaadanaya barnaamijka dhir-beerista ee guud ahaan dalka ka socota.
Barnaamijkan ayaa waxaa maanta kaliya lagu beeri doonaa 600 oo milyan oo geed guud ahaan dalka.