Ra`iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed iyo wafti uu hogaaminayo ayaa ka sameeyey dhir-beeris magaalada Asoosa ee deegaanka Benishangul Gumus - ENA Af-Soomaali
Ra`iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed iyo wafti uu hogaaminayo ayaa ka sameeyey dhir-beeris magaalada Asoosa ee deegaanka Benishangul Gumus
Barnaamijkan taariikhoga ah Beeritaanka dhirta ah, waxaan ku Sugan nahay dhulka khayraadka waxaana joognaa magaalada Asosa ee deegaanka Benishangul Gumus oo caan ku ah khayraadka dabiiciga ah, macdanta, iyo dhul barwaaqo ah. Dhamaadka maanta, tirada dhirta aan ku beeraynay guud ahaan dalkeenna shantii sano ee u dambeeyay waxay gaadhi doontaa 40 bilyan.
50% dhirtii la beeray sanadkii hore ayaa loo beeray si ay uga qayb qaadato sugnaanta cuntada, ilaalinta ciidda iyo Ka hortaga xaalufka dhulka. Marka xigta, waa in aan taageernaa hawlaha ilaalinta biyaha innagoo dhir ku beerayna meelaha ay ka midka yihiin webiga Niil – Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.).