Masuuliyiinta deegaanka ayaa dhir-beeris ka sameeyey gudaha magaalada Jigjiga - ENA Af-Soomaali
Masuuliyiinta deegaanka ayaa dhir-beeris ka sameeyey gudaha magaalada Jigjiga

Jigjiga, Naaf/Nahaase 17, 2016T.I. (ENA): Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo masuuliyiin kale oo isugu jira heer fadaraal iyo heer deegaan ayaa dhir-beeris ka sameeyay Badhtanka laamida cusub ee waddada jidka 30-ka ee magaalada Jigjiga.