Barnaamijka Raadka Cagaaran waa ilaalinta deegaanka iyo mashruuca horumarinta dhaqaalaha cagaaran - Inj. Negash Wageesho (PhD) madaxweynaha deegaanka Koonfur Galbeed Itoobiya

Addis Ababa;  Naaf/Nahaase 17/2016 (ENA): Engineer Negash Wagesho (Dr. E.) ayaa sheegay in ka qayb qaadashada barnaamijka Raadka-cagaaran ee ilaalinta deegaanka iyo horumarinta dhaqaalaha uu yahay mid muhiim ah.


 

Barnaamijka Raadka- cagaaran ee  halka maalin ayaa laga fulinayaa gobolka.

Mas’uuliyiin  ka tirsan maamulka gobolka oo uu ugu horreeyo madaxweynaha deegaanaka koonfur galbeed ayaa Barnaamijka raadka cagaaran Ka fulinaya deegaanka Gojeb oo ka tirsan degmada Gimbo ee gobolka Kaffa.


 

Madaxweynahu waxa uu sheegay in ka qayb qaadashada Barnaamijka Raadka Cagaaran ee fududaynta ilaalinta deegaanka iyo kobaca dhaqaale ee dhamaystiran ay tahay mid muhiim ah.


 

Waxa uu tilmaamay in barnaamijka Raadka-cagaaran ee uu hindisay Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) uu ka qeyb qaadanayo ka hortagga isbeddelka cimilada.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015