Waxaa heshiis is afgarad ah kala saxiixday Cusbitaalka Takhasuska Sare ee Sheekh Xasan Yabarree iyo Xarunta Khaaska ah ee Caafimaadka iyo Qalliinka ee Tazma oo fulinayay qaliinnadii Wadnaha ee cusbitaalka laga waday

Addis Ababa, Dirir/Tiqimt, 11/2016T.I.(ENA): Heshiiskan ayaa lagu caddeeyay qoddobo dhawr ah oo xoojinaya wada shaqeynta labada dhinac. Waxaana kamid ah qoddobada heshiiska;


 

1. In la sii joogtayn doono qaliinnada wadnaha
2. In tabbabar lasiin doono xirfadlayaasha
3. In layska caawin doono rakibaada, ka shaqeysiinta iyo isla isticmaalka mashiinnada.
4. In lawada sameeyo daaraasaadyo ku saabsan Wadna xannuunka iyo qaabkii looga hortagi lahaa.


 

Ugu dambayntii, heshiiskan ayaa lagu kala saxiixday magaalada Jigjiga.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015