Shirweynihii 46-aad ee CAF oo lagu qabanayo dalka Itoobiya waxa uu dib u soo noolayn u samayn doonaa kubbadda cagta dalkeena - ENA Af-Soomaali
Shirweynihii 46-aad ee CAF oo lagu qabanayo dalka Itoobiya waxa uu dib u soo noolayn u samayn doonaa kubbadda cagta dalkeena

Addis Ababa, Dirir/Tiqimt, 12/2016T.I.(ENA): Xidigaha kubbada cagta aduunka ee Africa ayaa iyaguna shirkan ku sugan magaaladeena.
Waxaan si kal iyo laab ah u rajaynaynaa in shirku ku dhamaado guul”. - Ra'iisul Wasaare ku xigeen Tamasgan Tirunah