Mudane Axmed Shide ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Maamulka Xidhiidhka Maaliyadeed ee Caalamiga ah iyo Madaxweyne ku-xigeenka Hay’adda Dammaanadda Maalgelinta Maalgashiga ee dhinacyada badan leh

Addis Ababa, Dirir/Tiqimt, 18/2016T.I.(ENA): Wasiirka Maaliyadda Axmed Shide ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Maamulka Iskaashiga Maaliyadeed ee Caalamiga ah Mukhtaar Dhiyoop iyo Madaxweyne ku xigeenka Wakaaladda Damaanadda Maalgashiga ee dhinacyo badan leh Itiyoobiis Tafara.

Kulanka ayaa waxa uu barbar socday shirarka sanadlaha ah ee Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF.


 

Kulanka ayaa lagu sheegay in diiradda lagu saaray arrimo la xiriira isbedellada dhaqaale ee Itoobiya iyo in si dhow loola shaqeeyo shirkadaha gaarka loo leeyahay.


 

Iyadoo ay Itoobiya dadaal ugu jirto sidii ganacsiga gaarka ah looga qayb gelin lahaa dhaqaalaha guud.


 

Ugu abayntii waxaa sidoo kale laga wadahadlay, dib-u-habaynta dhaqaale ee ugu dambeysay si loogu abuuro jawi wanaagsan maalgashadayaasha caalamiga ah.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015