125 qof oo muwaadiniin Itoobiyaan ay dib uga soo laabtay dalka Lubaan - ENA Af-Soomaali
125 qof oo muwaadiniin Itoobiyaan ay dib uga soo laabtay dalka Lubaan
Addis Ababa, Dirir/Tiqimt, 18/2016T.I.(ENA): 125 qof oo muwqadiniin Itoobiyaan ah oo xaalad adag ku heysatay dalka Lubnaan ayaa dib ugu soo laabtay.
Wasaaradda Arrimaha Dibedda ayaa cadeysay inay la shaqeyneyso hay'adaha ay khudayso sidii loo soo celin lahaa muwaadiniinya Itoobiyaanka ah ee ku jirta xaalada adag kuwaasoo ku sugan dalka Lubnaan.
Sida ay sheegayso xogta aan kahelayno Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Wasaaradda oo kaashanaysa Qunsuliyadda Guud ee Itoobiya ee Bayruut, ayaa dadaal ugu jirta sidii muwaadiniinta kale ee ku dhibaataysan Lubnaan loogu celin lahaa dalkooda.