Wasaaradda caafimaadka ayaa ku taageertay 572 mootooyin, iyo 100 'qabaal' iyo 160 nooca bikapta loo yaqaano ah

Addis Ababa, Dirir/Tiqimt, 20/2016T.I.(ENA): Wasaaradda caafimaadka ayaa siisay xarumo caafimaadka ee wareegta 260 gaadhi oo noocya kala duwan ah, 572 mooto, 2,700 oo kombuyuutar, iyadoo ugu deeday hay’adaha bahwadaagta ah, xafiisyada caafimaadka ee deegaannada iyo degmooyinka iyo isbitaalladaba.

Wasiirka caafimaadka Dr. Maqdhas Dhaaba ayaa sheegtay in taageeradani ay wax badan ka tari doonto habsami u socodka adeega caafimaadka iyo casriyaynta nidaamka caafimaadka.

Waxa kale oo uu ay sheegtay in si loo casriyeeyo shaqada hay’adaha caafimaadka 
 ayna u noqon lahaayeen mid la heli karo, laga shaqaynayo sidii loo habayn lahaa adeega loona tayayn lahaa loona heli lahaa shaqaale ku filan, teknolojiyad iyo agab caafimaad oo dhamaystiran.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015