Ra`iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed ayaa jawaab iyo sharaxaad ka bixinaya su`aalaha ay soo jeediyeen xubnaha golaha

Addis Ababa, Dirir/Tiqimt, 21/2016T.I.(ENA): Ra`iisul Wasaare Abiy ayaa bilaabay ka jawaabida iyo sharraxaad ka bixinta su’aalaha xubnaha ee  la xidhiidha dhinacyada dhaqaalaha, nabadda iyo xasilloonida, diblomaasiyadda iyo arrimaha bulshada ee ay xubnaha goluhu soo jeediyeen.


 

Xildhibaanada ayaa soo bandhigay su’aalo la xiriira dhaqaalaha, nabadda iyo amniga, arrimaha diblumaasiyadda iyo arrimaha bulshada iyo kuwa kale iyadoo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) uu ka jawaabayo oo uu sharaxaad ka bixinayo su`aalaha.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015