Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) oo sharaxaad ka bixiyay su’aalihii ayaa xusay;

Addis Ababa, Dirir/Tiqimt, 20/2016T.I.(ENA): Waxaa la qorsheeyay in la diiwaan geliyo kobac dhan 8.4 boqolkiiba sanadkan;

Waxaa la joogaa waqtigii la dhameystiri lahaa dib u habeynta lagu sameeyay qeybaha kala duwan, loona bilaabi lahaa soo nooleynta qaranka;

Sanadkan 2017, waxaan diiwaangelin doonaa isbeddel dhab ah dhammaan waaxaha;

Waa inaan ka baxnaa fikirkii shalay oo aan u wada dhaqaaqno berrito si wadajir ah;

Kobaca boqolkiiba 5.4 ah ayaa laga filayaa barnamijka dhaqo oo dheefso iyo dalag iyo daryeel;


 

20 warshadood oo caleenta shaaha ah ayaa la qorsheeyay in la hirgaliyo;

Qamadiga waxa uu lagu beeri doonaa in ka badan 8.2 milyan hektar, 300 milyan oo kiintaal oo qamadi ah ayaa la beeri doonaa;

Sannad miisaaniyadeedkii 2016, kobac boqolkiiba 8.1 ah ayaa laga diiwaangeliyay Itoobiya;

Beeraha ayaa la filayaa inay koraan 6.1 boqolkiiba;

Marka la beero 30 milyan oo hektar oo dhul ah, 1.4 bilyan oo kiintaal oo wax soo saar ah ayaa la filayaa.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015