War-saxaafadeed kasoo baxay Shirkadda Diyaaradaha ee Itoobiya ayaa u dhignaa aidatan;

Addis Ababa, Dirir/Tiqimt, 21/2016T.I.(ENA): Waxaan maanta aragnay in baraha bulshada lagu faafinayo warar sheegaya in d
shirkadda diyaaraddaha Itoobiya laga mamnuucay in ay isticmaasho hawada Eritrea. Si kastaba ha ahaatee, annagoo xaqiijinayna in Shirkadda Diyaaradaha ee Itoobiya ay oggolaasho ka haysato Hay’adda Duulista Hawada ee dalka Eritrea, isla markaana ay shirkadu hawada Eritrea u isticmaalayso duulimaadyada joogto ah, haddaba waxaanu caddaynaynaa in xogta lagu baahiyey baraha bulshadu ay tahay mid been abuur ah.
 
Shirkadda Diyaaradaha ee Itoobiya
Xubin ka tirsan Isbahaysiga Star

Wakaalada Warka Itoobiya
2015