Wasiirka Biyaha iyo Tamarta ee JDFI Dr. Inj. Habtaamu Itafaa iyo Wasiiru Dawlaha Biyaha Iyo Tamarta ee JDFI Dr. Inj. Suldaan Wali ayaa ka degey garoonka Malkaadiida

Addis Ababa, Gudba/Hidhaar, 01/2017T.I.(ENA): Waftigan oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed ayaa ku wajahan degmada Boqolmaayo ee gobolka Liibaan iyagoo cago-dhigtay Garoonka Diyaaradaha ee Malkaadiida. Maamulka gobolka iyo ka degmada ayaa masuuliyiinta qaabilay.


 

Masuuliyiintan ayaa la filayaa inay xadhiga ka jaraan mashruuc koronto oo laga dhaliyay tamarta cadceeda iyadoo loo isticmaalayo soolar.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015