Waxaan maanta xarunta gobolka Liibaan ee degmada Filtu laga daahfuray shaqooyinka xooga dadweynaha ee Barnaamijka shabakada Badbaadada wax soo sarka ee PSNP

Addis Ababa, Xorrey/Tahsaas 28/2017 (ENA): Barnaamijkana ayaa waxaa kasoo qeyb galay maamulka degmada uu horkacayo gudomiyaha degmada mudane Xuseen Maxamed, maamulka degmada & maamulka saddexda qabalee ee magalada.


 

Waaxaana Macaamisha iyo kafaa'iidaystayaasha mashruuca lagula dardaarmay in sidii loo baahnaa ay u gutaan waajibaadka shaqo ee qorshaha xooga dadweynaha ee shaqooyinka ka hortagaya nabadguurka carrada, ilaalinta deegaanka, buuxinta jeexjeexyada, dhulka, Laagaha fatahaya, Jaridda geedka garanwaaga iyo guud ahaan Shaqooyinka kabaya waxsoo saarka dhulka iyo carrada.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015