Xafiiska Ilaalinta Deegaanka iyo Maamulka Dhulka Miyiga ah ee Deegaanka Soomaalida ayaa 3 iskaashato iyo 40 qoys oo ku nool degmada Haroorays u qeybiyay xoolo nool, gaaguuro iyo girgirayaal - ENA Af-Soomaali
Xafiiska Ilaalinta Deegaanka iyo Maamulka Dhulka Miyiga ah ee Deegaanka Soomaalida ayaa 3 iskaashato iyo 40 qoys oo ku nool degmada Haroorays u qeybiyay xoolo nool, gaaguuro iyo girgirayaal
Addis Ababa, Xorrey/Tahsaas 28/2017 (ENA): Xafiiska oo taageero ka helaya Mashruuca Horumarinta Midawga Yurub ayaa wada taageeradan muddo shan sanno ah, mashruucan ayaana ka qeyb qaata iskuduwida hab nololeedka bulshada, ka hortagga xaalufinta dhirta iyo carro guurka. Waxaana maanta xafiisku ku wareejiyay 40 qoys iyo 3 iskaashato taageero iskugu jirta xoolo nool, gaaguuraha shinida oo casri ah, girgirayaal iyo siidh loogu talogalay 3 hektar oo dhul ah in lagu beero.
Ugu dambayntii, Hilaal Maxamed Cumar oo ah hagaha mashruuca horumarinta midawga Yurub iyo guddoomiyaha degmada Haroorays Mudane. Cumar Nuur ayaa sheegay in taageeradani ka qeyb qaadanayso koboca dhaqaale ee bulshada.