Wax soo saarka kalluunka ee Degmada Waangay - ENA Af-Soomaali
Wax soo saarka kalluunka ee Degmada Waangay
Addis Ababa, Xorrey/Tahsaas, 30, 2017 (ENA) Degmada Waangay, ee gobolka Erer Qaybo ka mida Iskaashatooyinka waxsoosaarka kaluunka ee degmada waangey ayaa si hansami leh u wada soo saarista waxsoosaarka kaluunka oo ay degmadu hodanka ku tahay oo Ka faa'iidaysanaya khayraadka kaluunka.
Qorshaha dhaqo oo dheefso ee jihooyinka xisbiga barwaaqo, ayaa waxaa laga hirgaliyay degmada waagay iyada oo wax-soosaarka kaluunku uu nolosha bulshada wax ka badalayo.
Iskaashatooyinka laga aasaasay degmada Waangay ayaa Ku Hawlan soo saarista kallunka oo ka mid ah khayraadka degmada ay leedahay.