2.9 Milyan oo hektar oo qamadi ah ayaa lagu beeray deegaanka Oromiya

Addis Ababa, Dharrabley/Tir 8/2017 (ENA): Deegaanka Oromiya ayaa 2.9 milyan oo hektar oo dhul ah lagu beeray qamadi xilliga gu’ga, sida uu sheegay Madaxweynaha Deegaanka, Shimalis Abdhisa.


 

Wuxuu sidoo kale xusay in guud ahaan in ka badan 4 milyan oo hektar oo dhul ah loo qorsheeyay in lagu beero qamadiga xilligan gu’ga.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015