Mashruuca Horumarinta wadooyinka ayaa laga bilaabay Magaaladda Gambella

Addis Ababa, Cirir/ Yakaatiit 4/2017 (ENA): Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Gambella, Aalamitu Umod, ayaa si rasmi ah u daahfurtay mashruuca horumarinta wadooyinka ee magaalada Gambella.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015