Madaal lagu qiimeynayo waxqabadka qorshaha nus-sano ee Wasaaradda ayaa lagu qabtay magaalada Hawassa - ENA Af-Soomaali
Madaal lagu qiimeynayo waxqabadka qorshaha nus-sano ee Wasaaradda ayaa lagu qabtay magaalada Hawassa

Hawassa, Cirir/ Yakaatiit 6/2017 (ENA):-Madaal lagu qiimaynayo waxqabadka qorshaha nus sano ee lasoo dhaafay ee Wasaaradda Dhaqanka iyo Ciyaaraha ayaa lagu qabtay magaalada Hawassa.
Maddaashaas ayaa ka qeyb galay wasiiru dowlayaal ay ka mid yihiin Wasiirka Dhaqanka iyo ciyaaraha Marwo Shawit Shanka, madaxda qeybaha iyo komishinada, madaxweynayaasha xiriirada iyo hay’adaha kale ee ay khuseyso dhammaan deegaannada iyo labada maamul magaalo.
Madaashan ayaa lagu soo bandhigay, loogana doodayaa warbixintii hirgelinta qorshaha muddada nus-sano ah ee wasaaradda, iyadoo la og yahay in si wada jir ah looga tallo bixin doono jihooyinka shaqo ee mustaqbalka.
#Itoobiya_Wararka_Itoobiya
#WWI