Xafiiska Biyaha ee Degmada Shaygoosh oo kaashanaya bulshada ayaa biyo balaadhin ka fuliyay qabalaha Maragududshe

Addis Ababa, Cirir/yekatit 6 2017 (ENA): Degmada Shaygoosh waxaa kaqabsoomay biyo galin ay iska kaashadeen Xafiiska biyaha degmada iyo shacabka qabalaha Maragududshe iyadoo biyaha laga soo jiiday ceelka boarding schoolka oo ujira illaa 250 mitir.

Waxaana ka faidaysanaya bulshada qabalaha Maragududshe.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015