Gadhiyoon Timootiyoos (Dr.) ayaa la kulmay dhiggiisa Madagascar

Addis Ababa, Cirir/ Yakaatiit 9/2017 (ENA): Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, Dr. Gadhiyoon Timootiyoos, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Madagascar, Rasata Rafarafafitafika, intii lagu guda jiray shir-madaxeedka 38-aad ee Midowga Afrika.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015